DEG-DEG MUSHARXA MADAXWEYNE EE JUBALAND ABDRISHID XIDIG OO A HADLY DADKI MANTA LGU WAX YELEYEY AIRPORT A KISMAYO
waxaa jirey rabshado ka dhacay airport ka ka hor inta usan iman musharaxu iyo dad lagu dhibateyey airport ka
waxa manta kasoo degey airport ka migalada madaxda jubland ee kismayo mudane abdirashid mohamed xidig,
ujeedka safarka ayaa aha midku aadan ku dhawaqida in uu yahay Murashaxa Madaxweynaha ee mamulka Jubbaland 2019.
imansha kadib waxa bartisa facebook qoral so dhigay ayuu kaga hadlay safarkisa iyo dadki la dhibateyey ee isga ku sugayey airport ka
(Ilaahay ayaa mahad iska leh Waxaan si Nabad ah ku soo gaaray Garoonka dayuradaha ee Kismayo:
Mahad gaar ah Waxaan u celinayaa Shacabka ree Jubaland ee maanta u diyaar garoobay soo dhaweyntayda balse laga hor istaagay waxaan markale ugu baaqayaa inay is dejiyaan una hogaansamaan heyadaha Amniga:
Waan hubaa inay tahay maalin taariikhi ah oo shacab Caleemo Qoyan wata laga hor istaago soo dhaweynta Murashaxooda Madaxweynaha Jubaland 2019:
Waxaan idin balan qaadayaa inaan idiin Abaalgudi doono hadii rabi aqbalo:
Abaalkiina 1aad Waxaan ka dhigayaa inaan Garoonka diyaaradaha ee kismayo lug kaga soo baxayo oo aana wax gaadiid ah soo raacaynin lugna ku imaan doono magaalada Kismayo intay rabto ha igu qaadatee hadii hadii rabi idmo:
Waxaan bogaadinayaa ciidamada Amniga ee Jubaland oo si ixtiraam badan ula dhaqmay shacabka anigoo huba inaysan raali ka ahayn Sida shacabka loola dhaqmay balse fuliyay Amarkii lasiiyay:
Markale Waxaan ugu baaqayaa taageerayaasheyda Gudaha iyo dibada inay u hogaansamaan tilmaamaha heyadaha Amniga kuna ekaadaan goobahooda:)
Amaana Alaah:
Og: shacabka Jubbaland
Og: Salaadiinta Jubaland
Og: Maamulka Jubaland
Og: Dowlada Federaalka
Og: Urur Goboleedka IGAD
Og: Amisom sector 2
Og: International Community
Og: Salaadiinta Jubaland
Og: Maamulka Jubaland
Og: Dowlada Federaalka
Og: Urur Goboleedka IGAD
Og: Amisom sector 2
Og: International Community
Mahadsanidiin:
Comments
Post a Comment